Dadka rarta Dameeraha oo digniin loo jeediyay

0
367

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xayawaanka dameerka ayaa ka mid ah xayawaanaadka loo yaqaano mimcoleeyda waxaa uuna Gaadiid u yahay in badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed,dadka qaar ma ilaaliyaan xuquuqda xayawaanka gaar ahaan Dameeraha oo dad badan Gaadiid u ah,ayna ku shaqeystaan iyaga oo ku rara culays ka tan badan,Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Jubbaland ayaa digniin u diray dadka rarta Dameeraha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here