Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xoghayaha dowladda hoose ee magaalada Baladweyne Yaxye Cabdiraxmaan Xuseen ayaa wrbahinta lahadlay ayaa sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan cidii lagu arko iyadoo qashin ku shubeysa webiga shabeelle oo inta badan biyiiisa ay ku tiirsan yihiin bulshada magaalada.
Yaxye Cabdiraxmaan Xuseen xoghayaha dowladda hoose ee magaalada Baladweyne ayaa marka hore sharaxaya dhibaatada lagala kulmo qashinka lagu shubo webiga Shabeelle.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.