Dadka qaba Xanuunka HIV  ee ku nool Magaalada Kismaayo oo Sheegay iney Faquuq Kala Kulmaan bulshada 

0
261

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa ku nool dad badan oo la nool xanuunka HIV, waxaana inta la ogyahay daawada xanuunkaan si toos ah u qaata dad u dhexeeya 69 ilaa 70 qof sida uu sheegay Gudoomiyaha dadka qaba xanuunka HIV.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here