Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Faquudida iyo takoorid ayay kala kulmaan bulshada dhexdeeda dadka qaba xanuunka loo yaqaan albeeniyada ee ku nool magaalada Kismaayo.
Inta badan marka ay raacaan gadiidka dad waynaha iyo marka ay u shaqo tagaan meelaha ay bulshadu ku badantahay waxaa ay si joogto ah ula kulmaan caqabado ay ka mid yihiin in dadku ay iska fogeyaan ama ku faquuqaan cudurkaan oo ah wax uu Illahay u keenay iyo in midab koodu uu yahay mid ka duwan midabaka dadka kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.