Dadka laga tirada badan yahay oo tababar loogu qabtay magaalada Kismaayo.

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hey’ada SMDO oo garab ka heleysa UNSOM iyo UNICEF ayaa qaar kamid ah dadka la heeb sooco iyo Kuwa laga tirada badan yahay ee ku nool Kismaayo iyo Nawaaxigeeda ayaa loo qabtay tababar ku saabsan sidii ay xuquuqdooda ugu doodi lahaayeen, Fagaaro ka hadalka iyo weliba isticmaalka Aaladaha Casriga ah ee Baraha bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here