Dadka la dajiyay Guraha xalka waara oo loogu baaqay inay hal-abuur la yimaadaan

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowlada gobolka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’addaha caalamiga ayaa dhowrkii sano la soo dhaafay samaaysay qorshayaal dib u dajin loogu samaaynayo dadka barakacayaasha ah .

Deegaanka Loglow ayaana laga hirgaliyay guryaha xalka waara oo dib u dajin loogu sameeyay dad badan oo barakacayaal ku ahaa gudaha Magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here