Dadka Kunool Jasiirada Koyaama oo Codsaday in Loo Hirgaliyo Goobo Waxbarasho

0
388

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jasiirada koyaama oo 45 KM oo dhanka koonfur galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa jiro baahiyo dhanka waxbarashada waxaana dadka deegaanka ay codsanayaan in loo hirgaliyo goobo waxbarasho.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here