Dadka kunool deegaanka Shabeleey ee galbedka Kismaayo oo codsaday in ay helaan goobo caafimaad

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Shabeeley ee dhaca galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kunool dad xoola dhaqata ubadan oo qaarkood xoolihii ay lahaayeen abaarta ku waayay xiligana ah barakacayaal wajahaya xaalada adag oo dhanka nolosha ah sida ay sheegeen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here