Dadka kunool  degaanada wirkooy iyo baarsanguuni oo codsaday in lacawiyo.

0
335
Kismaayo(Waamo Radio)Deganada baar sanguuni ,wirkoy iyo singalayr waxa ay dhamaantod kamid yihiin deeganada hoosyimada dagmada kismayo  waxa inta badan genadaas kuyar adeeg yada asasiga u ah nolosha adanaha kuwaas oo ay waxbarshadu kamid tahay.
wasarada dhalinyarada iyo cayaraha jubbaland ay kawado mashariic hormarineed.
qaar kamid ah dhalinyarad kunol deganadaas aya dowlad gobledka jubbaland ka cod saday in ay helaan qaxuuqdoda lona sameeyo shaqo abuur.
Dhanka kale Agasimaha wasarada dhalinyarada iyo cayaraha jubbaland  Abdirahman Xaji Abdi aya shegay in wasaradu ay wado mashuuc logu magac daray  masruuca soo kabashada deganada laxoreeyay kasi oo wax loga qabanayo bahiyaha kajira deganadaas

wasarada dhalinyarada iyo cayaraha jubbaland aya mudooyin kaan waday qorshayaal kala duwan ku waas oo ladonayo in wax loga qabto bahiyaha dhalinyarada.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here