Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-xaaji ee gobolka Jubbada hoose oo dadka dagan ay wajahayaan duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ah ayaa waxaa gargaar raashin ah gaarsiiyay masuuliyiin ka dirsan dowlad goboledka Jubbaland.
Deeqda raashin ah ee la geeyay deegaanka Buulo-Xaaji oo ka kaaban bur,Bariis iyo Sokor ayaa loogu talagalay inay ka faa’iidaystaan dadka danyarta ah ee kunool deegaankaas.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.