Dadka ku xamaasho Gaari Gacanka oo Sheegay in ay soo wajahday Suuq Xumo

0
274

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-suuqyada magaalada Kismaayo waxaa inta badan lagu arkaa muruq maal siyaabo kala duwan Qutulyoomka uga soo raadsaday bartamaha suuq si ay maalinkaa xal ugu helaan maareynta Nolasha Qoysaskooda.

Qaar kamid ah dadka ku xamaasho Gaari Gacanka ayaa Sheegay in ay soo wajahday Suuq Xumo tan iyo markii  hoos loo dhigay qiimaha Taxsiga  lagu Raaco oo ay sheegeen in ay qaadaan waxyaabihii ay horey u qaadi jireen.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here