Isticmaalka Biyaha Ceelasha magaalada Kismaayo oo hoos u dhac uu yimid

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ceelasha laga dhamiyo Biyaha maacaan ee magaalada kismaayo isla markana loo yaaqano Buulo-ablika ayaa waxa ku yimid hoos u dhac wayn oo la xiriira isticmaalka Biyaha taas oo ay sabab utahay shirkado magalada u sameeyay Biyo galin.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here