Dadka ku soo barkacay duleedka Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaarta iyo kulaaylka sii kordhaya ee ka jira deegaanada dowlad goboledka Jubbaland waxaa ay sababeeb in maalin waxba  boqolaal qoys ay ka soo barakacaan deegaanadoodi ay Soo miciin bidaan Degmada Kismaayo iyo Deegaanada hoos yimaada si ay u helaan nolol dhaanta mid ay ka soo barakeceen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here