Dadka ku soo barakacay duleedka magaalada Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
202

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-waxaa maalinba maalinta ka danbaaysa sii  adkaanaya xaaladda abaarta ka jirta deegaanada dowlad goboledka Jubbaland,waxaa ayna dad badan ka soo barakeceen deegaanadoodi ka dib markii ay xoolihii ka dhamaadeen ayna noloshu ku adkaatay .

Dad aad u badan oo abaartu ay si xoogan u saamaysay ayaa ku soo barakacay Magaalada Kismaayo iyo deegaanada ku dhadhaw waxaa ayna u baahan yihiin gargaar beni’aadanimo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here