Dadka ku shaqeysta farsamada ceel qodista oo sheegay in caqabado kala kulmaan Shaqada qodista ceelasha

0
231
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xirfada qodista ceelasha biyaha waxaa ay ka mid tahay farsamooyinka ay dadka qaar ku shaqaystaan waxaana shaqo aad u adag oo ay  caqabado kala kulmaan dadka ceelasha qoda.

Dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka ku shaqaysta farsamada ceel qodista waxaa ka mid ah in mararka qaar ay ku soo dumaan ceelsha ay qodayaan taas oo ah xaalad naftooda halis galinaysa sida ay nooshegeen dadka ceel qodista ku shaqaysta ee ku nool Magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here