Doolow(Idaacada Waamo)Iyadoo muddooyinka ugu dambeeye dalka ay ka jireen Abaaro soo noq-noqday iyo Colaado sokeeya ayaa arintaasi waxa ay sababtay barakac.
Hadaba Dadka barakacaaysha ah ee ku nool xerada Kabaasa ee duleedka Degmada Doolow ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay ugu darantahay cuna yari iyo biyo la’aan, waxa ay codsanyaan in gar-gaar deg dega lala gaadho.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga diyaarisay.