Dadka ku nool Tuulada qaylo dheere oo Codsaday in la Caawiyo.

0
273
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada qaylo dheere  ee duleedka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa dagan dad danyar oo ay abaartu saameyn xoogan ku yeelatay, dadka tuuladaan ku nool mahaystaan adeegyada aas aasiga u ah Nolosha aadanaha sida Biyaha ,Caafimaadka iyo Waxbarashada..
Meesha ugu dhow ee dadka tuuladaan degan ay adeeg caafimaad u  doontaan ayaa ah degmada kismaayo oo qiyaastii 13 KM u jirta  tuulada qayla dheere taas oo ay adagtahay in ay helaan gadiid ay ku adaan .
Hamdi Mahamed Yasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here