Dadka ku Nool Magaalada Garbahaarrey oo codsaday in lagala qayb qaato dayactirka Masjidka Jaamaca

0
323
Kismaayo(Idaacada Waamo)Culumaa’udiinka Magaalada Garbahaarrey  ee Xarunta  gobalka Gado iyo bulshada qeebaheeda kala duwan ayaa cod saday in lagala qeeyb qaato sidii loo dayac tiri lahaa Masjidka Jaamaca oo ku yaala magalada kismaayo
Waxaana ay baaqaasi u dirayaan dadka jacel qeeyrka sidii ay gacan ugu geysan lahayeen sidi dib logu dayac tiri lahaa masjidka
Hadaba waa kuwan qaar ka mid ah Culumaa’udiinka Magaalada Garbahaarrey  oo ka waramaya baahida loo qabo in masjid kaasi dib u dhis lagu sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here