Dadka ku nool Kismaayo oo Quudiya Xayawaanka dab joogta ah

0
288
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xayawaanka aan ciduna dhaqan sida bisdaha ,eeyaha iyo kuwa lamidka ah  waxaa ay la kulmaan dhabaatooyin ay ka mid yihiin in aysan helin xanaano iyo daryeel toona marka laga reebo in ay jiraan dad yar oo quudiya bisdaha  saaxiibka dhaw la ah dadka ee ay guryohooda ku noolyihiin .
Xayawaankaan looyaqaano dab joogta ayaa ah xayawaan aan dhibaato ku hay bulshada waxaa ay masuulida ka saarantahay dadka ay kula nool yihiin degaanka maadaama ay yihiin nafleey u baahan in helaan quudin iyo nabad galyo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here