Dadka Ku nool Kaamka Towfiiqoo ka hadlay Xaalad nolol xumo oo soo food saartay

0
236

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka Towfiiq-1 oo Kuyaala Xaafadda Farjano gaar ahaan Waaxda Dalxiiska ee magalada Kismaayo ayaa waxaa dagan boqolaal Qoys oo danyar ah,kuwaas oo aan haysan waxyaabaha nolasha aadamaha aas aasga u ah oo uu  caafimaadaku ugu Horeeyo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warkaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here