Dadka ku nool Degmada Xarardheere oo la gaarsiiyay Deeq raashin ah

0
134

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe qaar ka mid wasiirrada iyo wasiir ku xigeennada maamulka Galmudug iyo masuuliyiinta degmada xarar dheeere ayaa goob joog ka ahaa madal deeq raashin ah loogu qeybinaayay dad danyar ah oo ku nool degmada Xarardhere.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here