Dadka ku nool deegaanka Xaara Xoodey ee gobolka Bakool oo soo wajahday biyo la’aan baahsan

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan Kun Qoys oo ku nool deegaanka Xaara-xoodeey oo hoostaga Degmada Rab-dhuure ee Gobalka Bakool ayey soo wajahday Biyo La’aan kadib markii ay ka gureen Ceelal Biyoodkii ay gacmaha ku qoteen,waxaana hada ay Biyaha ka soo dhaansadaan meel u jirto 15 KM.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here