Dadka ku nool Deegaanka Istanbuul oo ay saamaayn ku yeesheen Roobabka Dayrta

0
142
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Istanbuul oo dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa dadka degan waxaa saamaayn ku yeeshay roobabka daadadka wata ee ka da’ay deegaanada Dowlad goboledka Jubbaland .
Dadka ku nool Deegaanka Istanbuul oo u badan Qoysas danyar ah oo markii horaba la daala dhacayay duruufaha nolosha ayaa waxaa saameeyay roobka ayadoo ay daadad ku soo rogmadeen guryihii ay deganayeena ay biyuhu ugu soo galeen taasna ay keentay in dadka qaar ay ka barakacaan meeli ay deganaayeen .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here