Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Hadaafow oo dhawaan laga hirgaliyay duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayna deganyihiin dad u badan xoola dhaqato ay saameeyeen daadadkii Alnino iyo abaarihii ka sii horeeyay ayaa waxaa ka jira baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin waxbarasho la’aan biyo yari iyo baahiyo kale .
Deegaankaan ayaa waxaa booqasho ku tahay Gudoomiyaha Degamada Kismaayo iyo Masuuliyiin kale ayagoon u kuurgalay baahiyaha deegaanka ka jira sido kalana waxaa ay kulama la qaatay bulshada Deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.