Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada Waa umuhiim Qof Walibo gaar ahaan ubadka Soo Koraaya.
Deegaanka Dalsan oo kuyaalo duleedka Kismayao kama jiraan gobo waxbarsho iyo cafimaad waxana Degaankan kunool kudhawaad Labo boqol oo qoys oo ah qoysas danyar ah Macalin Maxamed Cali Ibraahim oo kamid ah Dadka Deegaanka ayaa arday isugu Jiro wilal iyo gabdho Waxkubara Gudaha masjidka Deganka Dalsan waxuna Idacad Waamo u shegay in Deegaanka gabi ahaanbo uusan lahen Madaraso ama School ay ardayda Wax Kubartaan .
Iidle Aadan Maxamed ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.