Dadka ku nool deegaanka Bilicsan ee Gobolka Jubbada Hoose oo Codsaday Xarun Caafimaad

0
348

Kismaayo(Idaacada Waamo)Deegaanka bilicsan ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ka jirto baahiyo Dhanka Caafimaadka ah Waxa ayna ka Codsadeen Dowlad Goboleedka Jubbaland ,Dowlada Faderalka iyo hay’adaha ka Shaqeeya Caafimaadka in ay u dhisaan Xarun Caafimaad,Sidoo kale waxa ay diyaariyeen dhulkii laga dhisi lahaa xarunta caafimaadka.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here