Dadka ku ganacsada hareeraha Wadooyinka Kismaayo oo loogu baaqay in qashinka aysan ku shubin wadooyinka.

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa maalmahaan olole nadaafadeed ka waday wadooyinka laamiga ah ee dhawaan kismaayo laga hirgaliyay iyo goobaha biyo mareenada ah.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here