Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku nool dad ku shaqeysta Gaari dameerka biyaha si ay ooga raadsadaan nolal maalmeedkooda.
Bulshadu wax ay jacel biyaha macaan,waxaana jiraa dad ku shaqeesta Gaari dameerada biyaha,Goobta biyaha ay kasoo dhaamiyaan waa meel bacaad badan waxayna u dhowdahay Xeebta haddaba mar aan kula kulamey gobta ay biyaha ka dhaansadaan ayaa waxaan la kulmey qaar kamid ah kuwa ku shaqeesta Gaari dameerada biyaha Soo dhaamiya biyaha kuwaas oo la keeno xaafadaha magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.