Dadka Ka soo adeeganaayo Suuqa maalmaha Ciidda oo Loogu baaqay in aysan gaadiidka dhiganin hareeraha Waddooyinka Muhiimka ah

0
197

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Bartahamaha magaalada Kismaayo oo uu maro hal jid oo Laami ah  oo ay badanaa ay Gaadiidka Dowladda iyo kuwa shacabka ay isticmalaan ayaa waxaa mararka qaar uu noqdaa Jaam ay sababaan  Gaadiidka La dhigto hareeraha Wadada, waxaana arinkaasi cabasho badan ka muujiyay darawalada wado gaadiidka  isticmaala wadadaan.

Taliyaha cusub ee ciidanka Taraafikada degmada Kismaayo  Abdishakuur Dayib Sheekh oo La hadlay warbaahinta ayaa faahfaahiyay  go’aanka ka soo  baxay Laanta Nabad galyada Waddooyinka.

 Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here