Dadka  ka sheqeeya farsameynta biraha oo ka Codsaday  in loo Hormariyo Xirfadooda

0
355

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dadka ku shaqeysta Xirfada Samaynta Biraha ayaa ka Cowdasay Dowlad Goboleedka Jubbaland ,Dowlada Faderalka iyo hay’adaha ka shaqeeya Horumarinta waxa ayna sheegeen haddii ay heli lahaayeen Qalab casri ah in ay soo saari lahaayeen ama samayn lahaayeen Qalab Casri ah Horumarna ka samayn lahaayeen Xirfadooda.

R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here