Dadka ka shaqeeya qodista dhagaxa oo codsi u dirsaday Jubbaland

0
376

Kismaayo(Waamo Radio)Dadka ka shaqeeya soo saarista dhagaxa ee deegaanka Baarcaleen ayaa waxaa ay ka warameen sida ay u soo saaraan dhagaxa iyo faa,iidada ay ka helaan.

waxay ay sidoo kale dowlad gobaleedka Jubbaland ka codsadeen in ay ka gacan siiso sidii ay ku heli lahaayeen qalab u sahli kara soo saarista dhagaxa,maadama ay dhib badan ka maraan soo saaridiisa.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin  Deeq Muuse.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here