Dadka ka shaqeeya ceelasha biyaha Magaalada Kismaayo oo codsaday in laga hagaajiyo waddooyinka

0
366

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Kismaayo waxaa ugu badan ee laga isticmaala waa biyaha macaan ee laga soo dhaamiyo Ceelasha biyaha,Bulshadda badanaa waxaa ay ku tiirsan yihiin isticmaalka biyaha macaan ee laga soo dhaamiyo Qaar ka mid ah xaafadda Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here