Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili Gaadiidka Dadweynaha lagu armay in ay ay yareeyaan tirada dadka raacaya Gaadiidka,ayaa waxaa taasi badalkeeda ay kordhiyeen qiimihii marki hore lagu raaci jiray ee ahaa shaqsi kasta 3,kun Shilin Soomaali.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.