Dadka Iibiya Raashinka Dalka oo ka warbixiyay faa’iidooyinka ay Bulshada u leedahay

0
419

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Beeraleyda Somaaliyeed ayaa waxaa ay soo saartaan cuntooyin kale duwan oo ay ka soo sartaan Beerahood si ay oga ganacsdaan oo ay uga faii’deeystaan dalaga ka soo go’a Beerahooda.

Dadka Beeraleyda waxaa ku xiran dad ka soo iibsada dalagyada ay beertaan Beeraleyda si ay ugu soo iib keenaan magaalada kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here