Dadka geela ku dhaqda duleedka Kismaayo oo loogu baaqay inay geela ka fogeeyaan Magaalada

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo oo ku howlan sidii ay xal waara ugu heli lahaayeen xoolaha lagu soo daayay gudaha magaalada, ayaa digniin u diray dadka geela ku dhaqada duleedka magaalada gaar ahaan inta u dhacaysa garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo magaalada.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here