Dadka dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga Kenya oo ka qeyb qaadanaya kobaca ganacsiga Kismaay

0
401

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa kobac dhinaca ganacsiga ah,kuwaasoo ay ka qeyb qaadanayaan inta badan dadka dalka dib ugu soo laabtay,kuwaaso magaalada gudaheeda ka sameystay ganacsiyo yarya oo waxa ay ka helaan ay ku maareeyaan noloshooda.
Suuqa Dalxiiska ee magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah goobaha ay ku badanyihiin ganacsiyada yaryar ee ay sameysteen dadka barakaca ah iyo dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga dalka Kenya,waxayna inoo sheegeen in dalkood wax u dhaama uusan jirin islamarkaasina ay ku qanacsanyihiin.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here