Dadka dib-u-dejinta loogu sameyay degaanka Buula Bartire oo codsaday caawin

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula-bartira ee dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa uu kamid yahay deeganadi dib-u-dejinta loogu sameyay dadki ay sameysay fatahadihi kadhacay Gobolada Juboyinka kuwaas oo ka faa’iidestay Barnaamijka Xalka Waara.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here