Dadka Degan Xaafadaha Midnimo iyo Madiina oo Guryahooda ku beeray Khudaar kala duwan

0
234

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka dagan xaafadaha Midnimo iyo madiino ee magaalada Kismaayo ย ayaa wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay bartay habka Guryaha loogo Beerto cunto.

Wasaaradda Beeraha oo kaashanaysa Hay’adda iskaashiga ย Jarmalka ee GIZ ayaa mashruuca cunno Guri ku beerashada oo muddo socday uga faa’iidaysay dadka danyarta ah ee dagan xaafadaha Midnimo,Madiino iyo Deegaanka Goobwayn.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here