Dadka degan Xaafada Calanleey oo loogu baaqay ilaanta Nadaafada Xeebta

0
401

Kismaayo(Idaacadda Waamo)bulshada Xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa loogu baaqay ilaalinta Nadaafada xeebta dheer ee ku teedsan Xaafadaas.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here