Dadka Deegaanka Waayamo-geedoow oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha Masaajidka Deegaanka

0
256
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Wayaamo-geedoow waxaa ku yaallo Masjid ka sameysan Dhis Xaga Sarena ay ka saaran tahay Jiingad biyaha soo deeysa,dadka ku nool Deegaanka ayaa u baahan In laga qeyb qaato dhismaha Masjidkaasi lagana Caawiyo In deegaanku uu helo biyo ku filan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here