Dadka deegaanka Raas-kaambooni oo codsaday in lagala qeyb qaato dhismaha garoon diyaaradeed

0
116
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool deegaanka Raas-kaambooni ayaa  bilaabay wajiga labaad ee qardaaynta iyo dhir ka gurista dhul loogu tala galay in laga dhiso garoon diyaaradeed, kaas oo uu dhawaan dhagax dhigay gudoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here