Dadka Deegaanka Qaam-qaam oo lagu amaanay ilaalinta dhirta

0
29
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS Ahmed Mahamed Cumar oo maalmihii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogey magaalada Kismaayo ayaa bulshada deegaanka Qaam-qam ku amaanay ilaalinta dhirta.
Deegaanka Qaam-qaam oo ah deegaan aad loo ilaaliyey dhirta ku taalo taas ku timid xeer hoosaad ay sameysteen dadka deegaanka Qaam-qaam xeerka oo qeexaya in la ilaaliyo dhirta oo aanan la jarin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here