Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanada dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose oo maalmahaanba ay ka soo yeeraysay qaylo dhaan la xiriirta biyo la’aan iyo kulaayl baahsan oo halkaasi kajira ayaa waxaa gaaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda gargaarka iyo Maraynta musiibooyinka Jubbaland iyo Masuuliyiin kale si ay soo qimeeyaan baahiyaha ka jira deegaanada galbeedka Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.