Dadka Deegaanka Goobweyn oo xilliyada Dabeeylaha ay ka yaraadaan cudurada ay Kaneecada keento

0
253

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalmihii ugu dambeeyey deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland waxaa si weyn looga dareemayay Dabeylo badan, kuwaasoo saameyn xoog leh ku keentay bad-maaxayayaasha gali jirey Badda,madaama ay yaraatay gelitaankii Badda cabsi laga qabo dabeylahaasi kacsan.

Dhanka kale Dadka Beeraleyda ayaa waqtigaan oo kale marka ay Dabeylaha jiraan waxay faa’iido ku qabaan  Dabeeysha,maadaama uu ka yaraanayo cudurada Beeraha xaalufiya.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here