Dadka Deegaanka Goobweyn oo dalbaday Adeegyo Caafimaad

0
376

Kismaayo(Idaacada Waamo)Deegaanka Goobweyn oo ah Deegaanka ay ku nool yihiin dad isugu jira,Xoolo dhaqato,Kalluumeysato iyo Beeraley ayaa waxay sheegeen in ay heysato baahi dhinaca Caafimaadka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here