Dadka deegaanka Ceel-jaalle oo baahi badan u qabo Xarun Caafimaad

0
215
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanka Ceel-jaalle oo ka mid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo ayaa waxaa ku nool dad badan oo Qaxooti ah kuwaas ku soo barakacay deegaankaasi.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here