Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula Bartire ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa kamid ah deegaanada dib-u-dejinta loogu sameeyo barakacayaasha Jubbaland ee gudaha ku barakacay iyo dadkii ay sameeyeen fatahaadda El Niño iyo abaaraha dalka ka dhacay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.