Dadka Deegaanka Buula-bartire oo codsaday in Wadooyin loo sameeyo

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-bartire waa mid kamid ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo waana deegaan ay degan yihiin dad badan oo barakacyaal ah, kuwaas oo saameyn ay ku reebtay Saameyntii Isbadalka Cimilada oo guud ahaan dalka siyaabo kala duwan u saameysay.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here