Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula-Bartire Oo qiyaastii Magaalada Kismaayo 18.km kaga beegaan dhanka waqooyi ayaa waxaa dadka ku nool ay yihiin kuwo kasoo barakacay deegaano kala oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose,waxaana qoysaskaan danyarta ah ku adag helida adeeyada nolasha aadamaha aas,aasiga u ah sida deegaankaan oo aan laheynn xarun caafimaad iyo biyaha wabiga oo ka dheer deegaanka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.