Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 1000 qoys oo ku nool deegaanka Biyo cadde ee gobolka shabeelle dhexe islamarkana ay sameysay abaartii ku dhufatay guud ahaan dalka ayaa ka faa’ideystay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis, sokor, saliid iyo caano taasoo ka timid dowladda Qatar.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.